Bandhig Saddex cisho socday oo Jaamacadda Benaadir lagu soo gebagebeeyey (Daawo Sawirro)

Bandhig aqooneed socday muddo saddex cisho ah ayaa lagu soo gebagebeeyey xarunta kambaska Dr. Shahiid ee Jaamacadda Benaadir oo ku yaalla degaanka km-13 ee duleedka magaalada Muqdisho. Waxaa bandhigan ka faa’iideystay arday ka badan 3,000 kun oo sanadkan dhameystay dugsiyada Sare ee gobolka Banaadir, iyadoo bandhigan ujeedadiisu aheyd sidii ardaydu u kala xulan lahaayeen kuliyadaha … Continue reading Bandhig Saddex cisho socday oo Jaamacadda Benaadir lagu soo gebagebeeyey (Daawo Sawirro)